Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay dalka South Africa
Ganacsade Soomaali ah ayaa lagu dilay dalka South Africa Saddex kalana waa lagu dhaawacay kaddib markii kooxo hubeysan ay ku weerareen goobo ganacsi oo ay ku lahaayeen deegaanka Brits ee ...
Ganacsade Soomaali ah ayaa lagu dilay dalka South Africa Saddex kalana waa lagu dhaawacay kaddib markii kooxo hubeysan ay ku weerareen goobo ganacsi oo ay ku lahaayeen deegaanka Brits ee ...
Diblomaasin sare sare oo Mareykan ah ayaa ku eedeeyey dowladda Rwanda inay falal xasilooni darro ah ka waddo dalka ay deriska yihiin ee Burundi, halkaasi oo rabshadaha ka socda ay ...
Gudoomiyaha deegaanka Ceel-dibir ee gobolka Mudug, C/raxmaan Sheekh Xasan, oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in deegaanka ay jiraan baahiyo dhanka adeega bulshada oo ay kamid yihiin caafimaadka, waxbrashada ...
Kulanka todobaadlaha ahaa oo ay maanta ku yeesheen saraakiisha ciidanka xooga dalka ayaa waxaa looga hadlayay daryeelka askarta ciidanka, waxaana ka qeybgalay taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed sareeyo gaas Maxamed ...
Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Cabdullahi Sheikh Ismaaciil “Fartaag” ayaa manta ka qeybgalay dabaal-daga dhaqanka iyo farshaxanka ee Kismaayo. Dabaal-dagan ayaa si rasmi ah uga furmay 7da bisha Feebaraayo. Ololahan ku ...
Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska, iyadoo fulineysa Xeerka Saxaafadda Soomaaliyeed ee dhawaan la melmariyay, waxay gacanta ku heysaa hirgelinta Xeerka Saxaafadda iyo farintaanka qodobada sharciga Saxaafadda ee hortebinta leh sida ...
Shirkan lagu soo gaba gabeeyay magalada Nairobi ayaa waxaa looga hadlayay ariimaha hawada Soomaaliya iyo sidii maamulka hadawa soomaaliya oo mudo dhowr iyo 20 sano ah laga hagayay dalkani kenya ...
Shirkani oo mudo sadax maalmood ah ka socday magalada nairobi,islamarkana ay sida u jir ah u soo wada qaban qaabiyay hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO iyo wasaarada Caafimaadka ee xukuumada ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho