Gaadiid lagu Wareejiyay Maanta TALISKA Ciidamada BOOLIISKA Gobolka Hiiraan “Sawirro”
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaliyeeda Jeneraal Maxamed Sheekh Xassan Xaamud iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray maana Magalaada B/weyne ayaa ka qeyb galay Munaasabad Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan loogu wareejiinayay gaadiid ...