Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray howlaha Bankiga dhexe “SAWIRRO”
Kormeerkaan howleed ee uu xilli hore ee saaka uu ku tagey Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ...
Kormeerkaan howleed ee uu xilli hore ee saaka uu ku tagey Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ...
Gobolka Minnesota oo ah Gobolka ugu badan oo ay Soomaalida Maraykanka degan tahay ayaa weli waxaa ka socda dadaallada loogu ...
Maamulka Gobolka Bakool ayaa maanta deeq raashiin gargaar ah oo ka timid Jaaliyadda Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka Switzerland gaar ...
Munaasabad lagu xusayay maalinta cayaaraha, horumarka iyo nabadda addduunka ayaa waxa ay ka dhacday garoonka kubadda cagta Banaadir ee ...
Odoyaasha dhaqanka Degmada Balcad ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleed ka dhacay deegaanno ka tirsan degmada, waxaana ay ...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) oo muddooyinkan kormeerayey howlaha Saldhigyada Booliska ee Gobolka ...
Mudane Cali Cabdulaahi Xuseen Guudlaawe Madaxweyne ku-xigenka Maamulka Hirshabeele oo ku sugan magalada Beledweyne ayaa maanta booqday taliska guutada 10aad ...
Maamulka Degmada Hiliwaa oo kaa shanaya Guddiga Abaaraha Gobolka Banaadir ayaa waxa ay deeq raashin ah u qeybiyeen Qoysas barakacayaal ...
Wasiirka Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Siciid (Juxa) iyo wafdi uu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho