Madaxweynaha Puntland oo la kulmay wefdi ka socda Bankiga aduunka-Sawirro
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe kulan kula qaatay wefti ka socdey Bankiga Aduunka. ...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe kulan kula qaatay wefti ka socdey Bankiga Aduunka. ...
Muqdisho, Maarso, 27.2017------Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta furay waddo laami ah oo maamulka gobolka ...
Kulankaan oo ay ka qeyba galeen Masuliyiin ka socotey Maamul Gobaleedyada dalka ka jira qabiiro ku xildheeri arimaha soohdimaha Dalka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa ...
Taliyaha Ciidanka Boliiska ayaa maanta ku soo dhoweeyey Akaadeemiyada Boliiska ee Jen. Kaahiye wafdi ka socday Dawladda Talyaaniga oo uu ...
Madaxweynaha Dawladd Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 26 March 2017 kulan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Magaalada Garoowe ...
Munaasabad lagu xusay Maalinta Agoonta Soomaaliyeed oo ku beegan 26 Maarso 1970 kii, sanad guuradii 47 aad ayaana maanta lagu ...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" ayaa khudbad ka jeediyay shir madaxda dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD kaasoo lagu soo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho