Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose oo Maanta laga hirgaliyey Nalalka Cadceedda ku shaqeeya
Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose waxaa Maanta laga-hirgaliyey Solar-ka ku shaqeeya Cadceedda ee habeenkii laga faa’iideysto iftiinka uu bixinayo. Hirgelinta ...
















