Xildhibaanada maamulka Hirshabeelle oo maanta dooranayo madaxweyne.
Xildhibaanada dhawaan lasoo xulay ee maamulka Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in ay doortaan madaxweyne uu yeesho maamulka Hirshabeelle iyo ...
Xildhibaanada dhawaan lasoo xulay ee maamulka Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in ay doortaan madaxweyne uu yeesho maamulka Hirshabeelle iyo ...
Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu soo gabo gabeeyay siminaar ku saabsan Horumarinta Farsamada Baarista Dembiyada, kaas oo muddo ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Magaalada Jowhar ee Xurunta dowladd goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa hada ku soo gabagabowday dhageeysiga Khudbadihii ay Musharxiinta Madaxtinimo ee Hirshabelle u ...
Muqdisho, 16 Ocober 2016 - Munaasabad lagu sagootinayey Afhayeenkii Madaxweynaha Daud Aweys Jama oo ay ka soo qeyb galeen Marwada ...
Mogadishu, 16 October 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey Madaxda iyo Baarlamaanka Galmudug ...
Mogadishu, 16 October 2016 - Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa una hanbalyeynayaa Dowlad Gobaleedka Galmudug ...
Shir mid lagu soo bandhigayay hiddaha iyo dhaqanka Dalalka Africa ayaa lagu qabtay Magaalada Cape town ee Dalka South Africa, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho