Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka maamulka Koofur Galbeed ayaa Gacanta ku dhigay Miiniste Al Shabaab ah iyo Qaraxyo uu Diyaariynayay oo ...
Wasaaradda arrimaha dastuurka dowladda Federaalka waxa ay mar kale furtay tababar la xiriirta dib u eegista Dastuurka. Tababarka oo lagu ...
Xaflad Casho ah oo ay kasoo qeyb galeyn Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya C/llahi Jaamac Ilka-jiir, Wasiirka Amniga Qaranka C/risaaq Cumar ...
Doorashada aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka bilaabatay magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah ...
Mogadishu, 15 October 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Maxkamad ku taalla Dalka Meryakanka ayaa dambi kusoo oogtay Saddex nin oo lagu eedeynayo inay qorsheynayeen inay weerar ka geystaan ...
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya waxay soo dhoweyneysaa xukunka ay gaartay Maxkamadda Sare ee Boqortooyada Ingriiska ee ku saabsanaa baaritaankii ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maalintii labaad ku sugan magaalada Cadaado ayaa kulamo looga hadlayo xal ka gaarida xiisadaha ka jira ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho