Madaxweynaha dalka oo baarlamaanka uga mahadceliyay ansixinta Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa uga mahadceliyay mudanayasha Baarlamaanka sida kalsoonida leh ee ...















