Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya oo Magacaabay la taliyahiisa Dhanka Arimaha Bulshada.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u magacaabay Marwo Caaisha Abokar Qaasim La taliya Madaxweynaha ee dhanka Arimaha Bulshada.
















