Ciidanka Hay’ada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa fashiliyay gaari ay saaranyihiin walxaha Qarxa kaas oo ay ku ...
Cali Xuseen Ibraahim "Cali Kaba qori” Guddoomiyaha rugta ganacsiga Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay sameynayaan guddi soo qiimeeya qasaaraha dhabta ...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka uu si rasmi ah u furi ...
Boqolaal Soomaali ah ayaa soo buuxdhaafiyay goob lagu qabanayay xaflad lagu taageerayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi ...
Waxaa lagu guuleystay in la damiyo dabkii ka kacay saaka suuqa weyn ee Bakaaraha, kaasi oo geystay qasaare hantiyadeed, iyadoo ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta kulliyadda Jeneraal Kaahiye kula kulmay wafdi saraakiil ka socotay Ciidamada Karabinyeeriga ee Dalka Talyaaniga, ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo Warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho ee uu howlo shaqo u ...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo gaaray Suuqa Bakaaraha oo Dab uu ka kacay ayaa sheegay in loo baahanyahay in Waddooyin waaweyn ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho