Golaha Wasiirada oo war-murtiyeed ka soo saaray duqeyntii Gaalkacyo+
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta isugu yimid kulan koodii joogtada ahaa ayaa ka dooday arrimo ay ...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta isugu yimid kulan koodii joogtada ahaa ayaa ka dooday arrimo ay ...
Muqdisho, 29, Sept, 2016….Wasiika Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Ferkeeti ayaa maanta daah furay mashruuca daahfurnaanta maamulka ...
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose waxa ay sheegaan in halkaasi lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi ...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir, ayaa sheegay inay Dowladda Hindiya kala hadleen sidii Dhallinyarada Soomaaliyeed ...
Dab geystay qasaare maaliyadeed ayaa saaka ka kacay suuqa Buulo xuubeey ee degmada Wadajir kaasoo burburiyay dhowr dukaan oo ku ...
Wafdi ka socda Jaamacadda Carabta ayaa kulammo gaar gaara kula yeeshay Magaalada Muqdisho, R/wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya ,Mudane ...
Wajiga Labaad ee shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelle ayaa ka furmay magaalada Jowhar kaasoo lagu ansixinayo dastuurka ...
Horjoogayaal ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay duqeyn dhinaca cirka ah oo ay fuliyeen diyaaradaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho