Munaasabad Lagu taagyeeraayey Gudoonka Cusub ee Baarlamanka Dawlada Soomaaliya ayaa kadhacadey Magaalada baydhabo ee Xaruunta G/baay.
Munaasabada lagu taagyeeraayey Gudoonka cusub ee baarlamaanka 10aad oo lagu qabtay magaalada baydhabo waxaa soo qaban qaabiyey Golaha Dhalinyarada kg. ...
















