Taliska Taraafikada Soomaaliya oo Sheegay in awoodooda ay Gobolada ku baahin doonaan.
Ciidamada taraafikada Soomaaliya ayaa Shaaca ka qaaday in ay dajiyeen qorshe ay awoodooda ugu baahinayaan dhamaan gobolada dalka si ay ...
Ciidamada taraafikada Soomaaliya ayaa Shaaca ka qaaday in ay dajiyeen qorshe ay awoodooda ugu baahinayaan dhamaan gobolada dalka si ay ...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Jimcaale Madaale ayaa sheegay in sanadkan ay qorsheynayaan in ay dib usoo wada celiyaan Hantida ...
Barlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa waxa horyaalla oo lagu sugayaan in soo doortaan Madaxweynaha cusube ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, kaas oo ku ...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray biyo dhaanka wejiga labaad ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Maamulka xarunta Dhiirigelinta Haweenka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in ay xoogga saarayaan horumarinta haweenka, ayna gacan ku siinayaan haweenka sidii loo ...
Maamulka Degmada Heliwaa ayaa shaaca ka qaaday in qorshaha ugu horeyso ee uu wax ka qabanayo ay tahay xoojinta Nabadgelyada, ...
Madaxweynaha dalka, Mareykanka Barack Obama ayaa jimcihii shalay waxaa uu saxiixay warqad lagu dhaqangeliyo talaabada uu dalka Suudaan ugu khafiifiyay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho