Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kormeeray Dugsiga barbaarinta carruurta Agoonta ciidanka
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmad Firin ayaan maanta kormeer ku tegay dugsiga barbaarinta carruurta agoonta ciidanka booliska ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmad Firin ayaan maanta kormeer ku tegay dugsiga barbaarinta carruurta agoonta ciidanka booliska ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa soo xiray tababar laba maalmood ...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta Gaadiid sida Shixnado gargaar ah waxa ay u dirtay Degmada Ruunirgood ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Daauud Aweys Jaamaca ayaa soo xiray tababar ku saabsan ka ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo ku-simaha Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u ...
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo jaaliyadda Soomaalida ee dalka Norway kula hadlayey magaalada Oslo, ayaa ka warbixiyay xaaladaha siyaasadda, ...
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa xarunta ...
Taliyaha hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee (NISA) Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo aay wehliyaan Xildhibaanno iyo siyaasiin, ayaa gaaray ...
Waxaa Magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ka furmay kulanka joogtada ah ee Wasiirada Cadaaladda labadiisa heer iyo saaxiibada caalamka ...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag),ayaa maanta furay shirka ansixinta qorshaha shanta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho