Kulan lagu taageerayay howlgallada ciidamada oo lagu qabtay degmada Xudur
Kulan lagu taageerayay howlgallada ciidamada qalabka sida ay ka wadaan gobolka Bakool ayaa lagu qabtay degmada Xudur ee xarunta gobolkaasi. ...
Kulan lagu taageerayay howlgallada ciidamada qalabka sida ay ka wadaan gobolka Bakool ayaa lagu qabtay degmada Xudur ee xarunta gobolkaasi. ...
Maamulka gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in maamulka gobolka kan degmada Jowhar iyo bulshada oo iskaashanaya ay ku guuleeysteen iney ...
Askari katirsan ciidamada dalka Turkiga ayaa ku geeriyooday dagaal u dhaxeeya ciidamada dalka Turkiga iyo dagaalyahano Kurdiyiin ah, kaasi oo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka 6-aad ee Iskaashiga waddamada Afrika iyo ...
(Nairobi)-Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Qaaradda Afrika ay cagta saartey waddada horumarka, kheyraadka ku jirana haddii si wanaagsan looga faa’ideysto ...
The Federal Government of Somalia prepared the National Strategy and Action Plan for Preventing and Countering Violent Extremism (P/CVE) through ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxey diyaarisey Istraatejiydan heerka Qaran ah waana nuqulkii labaad oo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa jooga ...
Dowladda Talyaaniga ayaa Qalab Ciidan oo isugu jiray kabo,katiinada Maxaabiista lagu xiro ,Dhar ,koofiyado iyo Gaashaanka looga hortago Dibadbaxyada rabshadaha ...
Wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed ayaa ka qeybgaley kulan bahada Isboortiga Gobolka Baay ay ku dooranayeen Guddi heer degmo ah, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho