Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada oo ka qeyb galay Shir lagu qabtay Tunisia (SAWIRRO)
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Dawladda federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa magaalada Hammamet ee dalka Tunisia ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Dawladda federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa magaalada Hammamet ee dalka Tunisia ...
Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kormeer shaqo kusoo maray qaybo kamida magaalada Bosaaso ee xarunta ...
Danjiraha Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaliya. Aden Xassan Aden ayaa shaaca ka qaaday in weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay kooxaha ...
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa ka qaybgaleysa shirweyne ka bilawdey maalinkii shalay ahayd 24/10/2016 oo socon doona ...
Akadeemiyo Goboleedka Af-soomaaliga shalay xarunta Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya ee Magaalada Baydhabo waxa ay ku qabteen Kulan Aqoon Isweydaarsi ah oo ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka-sida Qeybteeda Lixdanaad ayaa maanta xukun dil ah ku riday askari ka tirsan ciidamada boliiska oo si bareer ...
Waxaa saakay dagan xaalada magaalada Gaalkacyo oo baryahaan danbe ay ka socdeen dagaallo u dhexeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland ...
Madaxweynaha Dawladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galinkii danbe ee shalay waxa uu la qaatay qeybaha kala ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho