Ra’iisul Wasaare Sharma’arke “Ciidanka Hiil Walal waxa ay dhiigoodda u hureen sidiii ay Cadowga argagaxisada al-shabab ay kaga xorayn lahayeen Soomaaliya “.
Ra’iisul wasaaraha Xukumadda federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ...















