Madaxweynaha Soomaaaliya oo baaq u jeediyey gudiga doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay khudbad ka jeediyey xafladii caleema saarka ee madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdulaahi Cosoble ...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay khudbad ka jeediyey xafladii caleema saarka ee madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdulaahi Cosoble ...
Bandhig dhaqmeed ku saabsan Hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed ayna ka qeybgaleen Jaaliyadda Somalida eek u dhaqan Dalka Ingiriiska ayaa lagu ...
Shacabka ku dhaqan magaalada Baladweyn ayaa si diiran usoo dhaweeyey maamulka cusub ee Hirshabeelle , waxa ayna xuseen in ay ...
Barnaamijkan oo ah mid sanadkiiba halmar ka qabsooma dalkan ingririiska, ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi ku soo bandhigeen ...
halkan hoose ka akhriso War-saxaafadeedka Puntland ugu hambalyeeyneyso dhameystirka dowladgoboleedka Hirshabeelle.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in munaasabadda maanta loogu dabaal degayo ay tahay ...
Siminaarkaan oo ay soo qaban qaabiyeen hay’adda Daryeel iyo Ururka Wadaniga ee SOSDA isla markaana ahaa mid lagu baranayay sida ...
Madaxweyne ku-xigeenka dawlad goboleedka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta kulan la qaatay xubnaha aqalka sare ee dawladda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho