Madaxweynaha hirshabeelle oo la kulmay Gudiga Hirgalinta Doorashooyinka ee heer dowlad goboleed “SAWIRRO”
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeele Mudane Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa xafiiska ku qaablay Gudiga Hirgellinta Doorashooyinka dadban ee dowlad gobleedka Hirshabeelle ...
















