Deg Deg: Madaxweynaha Turkiga iyo wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Muqdisho
Diyaarad sidday wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayyib Erdogan ayaa goor dhaweyd soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan ...
Diyaarad sidday wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayyib Erdogan ayaa goor dhaweyd soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan ...
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka dib u heshiisiinta iyo Dastuurka C/qaadir Nuur Carraale oo la hadlay Radio Muqdisho isagoo ku sugan ...
Wafdi uu horkacayo madaxweynaha Turkiga Rajab Dayyib Erdogan ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo gaaro magaalada Muqdisho, ...
Wakiilka gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa AMISOM, Ambassador Francisco Madeira ayaa xarigga ka jaray dugsi cusub ...
Ciidamda Booliska Gaarka ah ee dowlad gobaleedka Koofir Galbeed Soomaaliya ayaa caawa burburiyay Saldhig deegaanka Misre ee degmada Diinsoor ay ...
Madaxeynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib Ordugan iyo Madaxeynaha JFS Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa maalinta barito Magaalada Muqdisho si wada ...
Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya Khadar Bashiir Cali oo socdaal shaqo ku mareysa dalka Mareykanka ayaa ...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya , ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Wasiirka Caddaaladda, Mudane ...
Muqdisho, 2 June 2016 (Villa Somalia)---- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la ...
Muqdisho, 2 June 2016 (Villa Somalia) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley tukashada ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho