Gudiga Xalinta Khilaafaadka oo soo saaray War saxaafadeed ay uga hadlayaan kuraas la sheegay in la laalay.
War-Saxaafadeed Ma jiro go'aan ka soo baxay Guddiga Xalinta Khlaafaadka Doorashooyinka, weli baaris baa socota Mogadishu, 27 November 2016 - ...
















