Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Oo Ka Hadlay Abaaraha Ka Jira Deegaanada Hirshabeelle “SAWIRRO”
Madxaweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ...
















