Kulan lagu xalinayo colaadda Gobolka Mudug oo lagu wado in uu ka dhaco Gaalkacyo
Madaxda Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta lagu wadaa inay ka wada hadlaan sidii xal loogu heli lahaa xiisadda ...
Madaxda Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta lagu wadaa inay ka wada hadlaan sidii xal loogu heli lahaa xiisadda ...
Doorashadii Golaha Shacabka Dawladda ku-meel-gaarka ee lagu soo dhisay Embakati, Kenya - 20-kii Agoosto 2004 Maadaama ay dhamaatay muddadii xilhaynta ...
Wafdigan Wasiirada ah ee ka tirsan Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa hogaaminayay Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka Badda dawlad goboleedka Galmudug ...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe waxaa uu magaalada Gaalkacayo kula kulmay cuqaasha, nabadoonada ...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa hanaanka doorashooyinka Xildhibaannada gobollada Waqooyi ee Soomaaliya uga qeybgalayaan doorashooyinka labada aqal ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa oo ka qeybgalay danjiraha ...
Madaxweynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa waraaqaha aqoonsiga ee safirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan dalka Faransiiska ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho