R/wasaare ku-xigeenka oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay Qorshaha Horumarinta Qaranka+Sawirro
R/wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa shir gudoominayay kulan wadatashi ah oo u dhaxeeyay dowladda iyo ...















