Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 22-9-2016
WAR SUBAX TBIYE SHIINE 22-9-2016
WAR SUBAX TBIYE SHIINE 22-9-2016
Kulan looga arrinsanaayey sida ugu habboon ee Bulshadu uga qeyb qaadankaraan dib u dhiska Magaalada Baydhabo islamarkaasina uu soo qabanqaabiyey ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku baaqay in la dhowro nidaamka doorashada 2016 ee ...
Dhageysiga dacwadda Badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee maanta dib uga billaabatay maxkamadda Caddaaladda ICJ ...
Munaasabadan lagu xusayay maalinta nabada caalamka oo loo asteyay 21 septaber. ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho.waxana ka qeybgalay masulayin ka ...
Kulan ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadda Yemen ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa Lagu taageeray arrimaha la xiriira doorashooyinka dalka ...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeedo sheegashada Kenya ee qeyb ka mid ah baddeena Soomaaliya laguna taageerayay dadaallada dowladda ...
Banadir Regional Administration Somalia Urban Investment Project (SUIPP) - P150374 Country: Somalia Project: Somalia Urban Investment Project (SUIPP) - P150374 ...
Dibadbax lagu taageerayo dadaalka dowladda Federaalka ee ku wajahan dacwadda ka socota maxkamadda caddaalada adduunta ee ku saabsan muranka badda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho