Dowladda Oo Deeq Dawo ah Gaarsiisay Magaalada Baladweyne
Deeq Dawo ah oo ka socota dowladda Soomaaliya, ayaa maanta la gaarsiiyay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, halkaas oo ...
Deeq Dawo ah oo ka socota dowladda Soomaaliya, ayaa maanta la gaarsiiyay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, halkaas oo ...
Madaxweynaha dowladda Jubaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlayey sida ay Soomaaliya ku yeelan karto ciidan Qaran ayaa qabyaalada ...
Sagaal ruux ayaa ku geeriyootay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ghana ee Kumasi, kadib markii dad ka qeybgalayay xafladda ...
Boqolaal kamid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa kamid ahaa malaayiinta muslimiinta caalamka oo shalay ...
Sida shareecada Islaamka qabto, waxaa lagu qabtey Ciidal Fitriga sanada 2016, masaajidka xaafada ee bariga Minneapolis, ee gobolka Minnesota, ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Max’ed Aadan Axmed, ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda iidul- Fitriga u diray dhamaan ...
Madaxweynaha Jamuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta dabaaldagga Munaasibadda ...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka shaqeyneysaa si aan habacsanaan ku jirin abuuridda, ...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka kenya Amb.Jamal Maxamed Xasan ayaa Kumanan Shacab ah Salaada Ciida kula dukaday Xaafada Islii ee Magalada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Xabsiga Dhexe ee Muqdisho uu ka muuqdo gudashada waajibaadka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho