Madaxweynaha dalka oo kahadlay caqabadaha hortaagan dalalka qaaradda Afrika
(Nairobi)-Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Qaaradda Afrika ay cagta saartey waddada horumarka, kheyraadka ku jirana haddii si wanaagsan looga faa’ideysto ...
(Nairobi)-Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Qaaradda Afrika ay cagta saartey waddada horumarka, kheyraadka ku jirana haddii si wanaagsan looga faa’ideysto ...
The Federal Government of Somalia prepared the National Strategy and Action Plan for Preventing and Countering Violent Extremism (P/CVE) through ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxey diyaarisey Istraatejiydan heerka Qaran ah waana nuqulkii labaad oo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa jooga ...
Dowladda Talyaaniga ayaa Qalab Ciidan oo isugu jiray kabo,katiinada Maxaabiista lagu xiro ,Dhar ,koofiyado iyo Gaashaanka looga hortago Dibadbaxyada rabshadaha ...
Wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed ayaa ka qeybgaley kulan bahada Isboortiga Gobolka Baay ay ku dooranayeen Guddi heer degmo ah, ...
Mogadishu, 27 August 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Waxaa Maanta lagu wadaa in magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya uu ka furmo shir madaxeedkii u dhexeeyay dalalka Afrika ...
Kulanka uu laqaatay wariirka ka luumeysiga iyo qeyraadka bada mudane Maxamed Cumar Ceymooy qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool ...
Deegaanka Ceelhuur oo u dhaxeeya degmooyinka Hobyo iyo Xarardheere ayaa dadka ku nool waxa ay ka cabanayaan biyo la'aan daran ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho