Madaxweynaha JFS oo wafdi ka socda Jarmalka uga waramay hawlaha doorashada+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu horkacayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ...
















