Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in Ciidamadeeda jooga Soomaaliya ay sii wadi doonaan taageerada Soomaaliya….
Safiirka Dowladda Jabuuti ee Soomaaliya Aadan Xasan Aadan ayaa u sheegay wariyayaasha isagoo ku hadlaya codka dowladdiisa in ciidamadooda jooga ...
















