Madaxweynaha Galmudug: “Haddaan nahay Galmudug waxaa naga go’an la dagaallanka maleeshiyaadka Shabaab”
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in maamulkiisu sii kordhin doono howlgallada ka dhanka ah maleeshiyaadka Shabaab ...