FBI-da oo su`aalo weydiisay musharraxa Hillary Clinton
Haweeneyda musharraxa u noqoto xisbiga Dimuqraadiga doorashada ka dhacaysa Maraykanka sanadkan, Hillary Clinton, ayaa ka hadashay su’aallo ay weydiisay laanta ...
Haweeneyda musharraxa u noqoto xisbiga Dimuqraadiga doorashada ka dhacaysa Maraykanka sanadkan, Hillary Clinton, ayaa ka hadashay su’aallo ay weydiisay laanta ...
Ciidamada walaalaha Jabuuti AMISOM ayaa maanta deeq Dawo ah gaarsiiyay maamulka gobolka Hiiraan. Taliyaha ciidamada Jabuuti Col. Jaamac Xasan ayaa ...
Dowlada Kenya ayaa shalay si rasmi ah u bilowday iney dalkooda dib ugu celiso qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha ...
Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xaafadda Saybiyaano Degmada Hodan ee gobolka Banaadir ku qabtay gaari ay saaranyihiin Hub ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, ...
Fanaaniinta Farxiyo Fiska iyo Bashiir Hanuuniye, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa waxaa fanaaniintan ...
Akhristayaasheena sarafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbneynaa u diyaar garowga ciidda iyo jawiga suuqyada magaalada Muqdisho. Jawiga suuqa degmada ...
Mas'uuliyiinta wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ayaa ka tacsiyeeysay geerida marxuun Sheekh Cumar Xuseen Xasan "Sh. Cumar Yare" oo ka ...
Muqdisho,(Villa Somalia) —- Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa ciidammada dalalka ay saaxiibada yihiin waxay dhowaan go’aansatey in la dedejiyo hawlgallada ...
R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo haatan booqasho ku jooga Sacuudiga, ayaa la kulmay u adeegaha Labada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho