Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo u hambalyeeya shacabka Soomaliyeed
Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika wuxuu sheegay in dabbaaldegga todobaadka xorriyadda ee sannadkaan uu dadweynaha Soomaaliyeed uga dhigan ...
Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika wuxuu sheegay in dabbaaldegga todobaadka xorriyadda ee sannadkaan uu dadweynaha Soomaaliyeed uga dhigan ...
Kooxo Bistoolado ku hubeysnaa ayaa caawa fiidkii degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen Allaha u naxariistee ...
Danjire Maxbuub Macalim, oo ah Xoghayaha Ururka IGAD u qaabilsan,fulinta iyo horumarinta Dowladaha Bariga Afrika iyo Agaasimaha Waakaaladda horumarinta Mareykanka ...
Muqdisho, Asalaamu Caleykum wa Raxmatullahi wa Barakaatuhu. Walaalaha Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah waxaan leeyahay Ramadaan Kariim. Fadliga bisha Ramadaan, oo ...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasiamay islamarkaan lagu xusayay 56 sanad guuradii ka soo wareegatay markii ay Soomaliya ...
Dowlada Maraykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan dalka Kenya oo ay sheegtay inay ka dhici karaan weeraro argagixiso. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabadda 1-da Lulyo awgeed ubax dhigay taallada Daljirka Dahsoon, isagoo halkaasi ...
Konton iyo lix sano ka hor maanta, Soomaaliya aya xornimada ka heshay Gumaystihii. Waxay ahayd xoriyad si fiican loo kasbaday ...
Munaasanadan lagu xusayay 56-sano guuradii ka soo wareegatay markii Gobollada Koofgureed ee Soomaaliya ay xornimada qaateen iyo israacii Gobolada Waqooyi ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho