Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo maanta ubax dhigay taallada Daljirka Dahsoon

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo maanta ubax dhigay taallada Daljirka Dahsoon
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabadda 1-da Lulyo awgeed ubax dhigay taallada Daljirka Dahsoon, isagoo halkaasi kul;a hadlay dadweyne farabadan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir.

Madaxweynaha ayaa ummadda Soomaaliyeed mar kale ugu hambalyeeyay munaasabadda 56 guurada ka soo wareegtay markii uu dalkeenna madaxbanaanida ka qaatay gumeystihii talyaaniga, isagoo ka hadlay taariikhda halgankii dheeraa ee loo soo galay madax bannaanida dalkeena.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dhinaca kale madaxweynaha ayaa ku boorriyay odayaasha dhaqanka ee soo xulidoona xildhibaannada baarlamanka iney xaqiijiyaan qoondada haweenka ee ah Soddon Boqolkiiba, isagoo tilmaamay in haweenka Soomaaliyeed ay kaalin wax ku ool ah ka soo qaateen halgankii gobanimaddoonka islamarkaana ay sidoo kale ay hormuud u yihiin nolosha qoysaska Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa ummadda Soomaaliyeed kula taliyay in ay gacan ka geystaan ammaanka dalka ayna ciidamada kala shaqeeyaan ka hortagga maleeshiyaadka argagixisada ah ee Shabaab, wuxuuna hoosta ka xariiqay in Shabaab laga adkaan doono haddii ay bulshadu usoo jeesato iney ciidamada kala shaqeeyaan sugidda amniga dalka.

IMG_3786 IMG_3837 IMG_3864 IMG_3909 IMG_3961 IMG_4038 IMG_4070 IMG_4077 IMG_4105 IMG_4147 IMG_4206 IMG_4222 vlcsnap-2016-07-01-11h46m12s36

IMG_3786 IMG_3837 IMG_3864 IMG_3909 IMG_3961 IMG_4031 IMG_4038 IMG_4070 IMG_4077 IMG_4081 IMG_4105 IMG_4120 IMG_4130 IMG_4138 IMG_4139 IMG_4145 IMG_4147 IMG_4154 IMG_4161 IMG_4202 IMG_4206 IMG_4222

Sawir qaade Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Wakiilka Midowga Afrika: Soomaaliya waxey haysa dhabbaha Nabadda iyo Xasiloonida

Next Post

Dowladda Maraykanka oo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan dalka Kenya

Next Post
Dowladda Maraykanka oo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan dalka Kenya

Dowladda Maraykanka oo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan dalka Kenya

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In