Xukuumadda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Turkiga
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalkxiiska ee xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa tacsi u direy dadkii ku geeriyooday ...
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalkxiiska ee xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa tacsi u direy dadkii ku geeriyooday ...
Munaasabad ay soo qaban qabaiyeen Jaaliyadsa Soomaaliyeed ee ku nool cariga Ingiriiska ayaa waxaa si wayn loogu soo dhaweeyey Wasiirka ...
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo dhiiri gelinta maalgeshiga ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar oo socdaal shaqo ku tegay dalka Kuwait ...
25 ruux ayaa ku geeriyootay 75 kalena waa ay ku dhaawacmeen markii uu qarax ka dhacay magaalada Ankara ee xarunta ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka ...
Wasiirka Arimaha Gudaha ee maamulka Koofur Galbeed Soomaliya C/raxamaan ibraahim Adan ayaa maamul cusub oo shaqeyn doona muddo Lix bilood ...
Milateriga dalka Nigeria ayaa sheegay inay dileen illaa 60 dagaalyahano ka tirsan Kooxda Boko Haram, kadib markii howl gal ay ...
Taliska Booliska Gobolka Baay, ayaa shacabka ku dhaqan Magaalada Baydhabo ku wargeliyay, inaysan guryahooda ka kiraynin dad aan laga soo ...
Wararka ka imaanaya Deegaanka Xawaadley oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Webiga Shabeelle uu biyaha ka guray, ...
Kulankan oo looga hadlayay horumarinta kalluumeysatada Soomaaliyeed iyo sidii shaqo abuur loogu sameyn lahaa dhallinyarada ayuu Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho