Madaxweynaha oo wakiilada beesha caalamka uga warbixiyay hannaanka doorashada, amniga iyo arrimo kale
Muqdisho, 11 October 2016 (Villa Somalia)—-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar ...
















