Wasaaradda Haweenka oo qabatay kulan looga hadlayay xuquuqul insaanka “SAWIRRO”
Kulankaan oo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada saraakiisha lamaha amniga iyo madaxda Wasaaradda haweenka ayaa looga ...
Kulankaan oo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada saraakiisha lamaha amniga iyo madaxda Wasaaradda haweenka ayaa looga ...
Munaasabad tababbar loogu soo xiraye guddoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo taliyaasha Saldhigyada Booliska degmooyinka ayaa lagu qabtey dugsiga tababarka General ...
Bannaan bax lagaga soo horjeedo sii socoshada tahriibta bulshada Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacay qaybo ka mida magaalada Muqdisho. Muddaaharaadkan ...
Heeskii wacad baa inoo yaal ciiddeyda wacaney wacadbaa inoo yaal, waxa ay si gaar ah uga hadleysaa in dalkaaga meel ...
Madaxa kormeerka iyo qiimeynta ee hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Xasan, oo shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Muqdisho, ayaa sheegay ...
Howlahani baarista caafimaad iyo daweynta lacag la’aanta ah oo uu sameyey isbitalka Kalkaal ayaa waxaa ka faa’idaystay in kaban 50 ...
Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka, mudane Maxamed Cumar Carte, oo ay wehliyaan wasiirada gaashaandhigga iyo maaliyadda iyo taliyaha ciidanka xooga ...
Munaasabadan oo gabagabo u aheyd Xuska sanad guurada 56 aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xoogga dalka oo ...
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ayaa maanta laga qabtay 11 dhallinyaro ah oo doonayay in ay tahriibaan, kuwaas oo qorsheynayay in ...
Haweeneey u hadashay laanta qaxootiga qaramada midoobay oo lagu magacaabo Ariane Rummery,ayaa sheegtay,in howsha baarista tirooyinka dadka la socday doonidii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho