Qaramada midoobay oo guddi u saaraysa musiibadii ka dhacday badda Madateriniyaanka
Haweeneey u hadashay laanta qaxootiga qaramada midoobay oo lagu magacaabo Ariane Rummery,ayaa sheegtay,in howsha baarista tirooyinka dadka la socday doonidii ...
Haweeneey u hadashay laanta qaxootiga qaramada midoobay oo lagu magacaabo Ariane Rummery,ayaa sheegtay,in howsha baarista tirooyinka dadka la socday doonidii ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Francisco Madeira, ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho waxaa uu ku qaabiley ...
Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo ay ka qeyb galeen dadweyne kala duwan ayaa lagu qabtay magaalada Karachi ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya 47 kadib ay dhacayso doorasho, tallaabadaasina ay ...
Ra’iisul W/ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte, oo war-murtiyeed ka soo saaray xafiiskiisa waxa uu ugu horayntii ...
R/wasaare ku xigeenka ahna ku simaha R/wasaaraha dalka mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib oo goor dhaweyd shir jaraa'id ku qabtay ...
Shirkan ku saabsan horumarinta amniga oo uu shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee ...
Kulan ay magaalada qaahira ku yeeshay wasiirka wasaarka ganacsiga iyo wershedaha Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed iyo dhiggiisa dalka Masar Daariq ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa golaha ammaanka ee qaramada midoobay ka codsaday in dalka laga qaado cuna-qabataynta ...
Wasaarada Difaaca oo ragii ka danbeeyay weerar xalay lagu dilay dad shacab ah ku wareejisay maamulka Gobolka banaadir. Ciidamada Amaanka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho