Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiis ku aaddan ganacsiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiis ku aaddan ganacsiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay magaalada qaahira ku yeeshay wasiirka wasaarka ganacsiga iyo wershedaha Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed iyo dhiggiisa dalka Masar Daariq qaabii,ayaa lagu gorfeeyay sidii loo soo noolayn lahaa xiriir dhanka ganacsiga ee labada dal.

Heshiis horu dhac ah oo laga gaaray dhanka is dhaafsiga ganacsiga iyo dar-dar gelinta hawlaha maal-gashi ayaa lagu go’aamiyay in la sameeyo guddi arrimahaasi taabba geliya oo ay madax ka yihiin wasiirrada ganacsiga ee labada dal, kaasoo fududeyn doona caqabad kasta oo ku hor gudbanaan karta tallaabbadan.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Labada dhinac ayaa is dhaafsan doono tababarro la xiriira sare u qaadidda hawlaha hir gelinta ganacsiga iyo ka faa’iideysiga fursadaha maag gashi,taasoo ay qayb ka noqon doonaan xubno ka tirsan ganacsatada labada dal iyo quburo xagga maal gashiga ah.

Soomaaliya iyo Masar ayaa lahaa xiriir qoto dheer oo xagga ganacsiga ah,kaasoo wiiqmay dhowr iyo labaatan sana ka hor markii ay meesha ka baxday dowladdii xilligaa dalka ka arrimineysay,waxaana wixii ka dambeeyay 2012-kii soo laba kacleeyay xiriirka labada dhinac maaddaama la helay nidaam dowladeed oo laysku hallayn karo.

Previous Post

Madaxweynaha J. F. S. oo Qaramada Midoobay ka codsaday in cunaqabataynta hubka laga qaado Soomaaliya

Next Post

Ku-simaha R/wasaaraha”Shirka waxaan hor dhignay siyaasadda amniga qaranka”

Next Post
Ku-simaha R/wasaaraha”Shirka waxaan hor dhignay siyaasadda amniga qaranka”

Ku-simaha R/wasaaraha"Shirka waxaan hor dhignay siyaasadda amniga qaranka"

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In