Wiilal Somaali Mareykan ah oo lagu helay dambiyo, kadibna la xakumay
Xeer beegtida Minneapolis ayaa waxa ay dembi ku heleen seddax wiil oo ay ku eedeeyeen inay taageerayeen dagaalyahano ajaaniib ah ...
Xeer beegtida Minneapolis ayaa waxa ay dembi ku heleen seddax wiil oo ay ku eedeeyeen inay taageerayeen dagaalyahano ajaaniib ah ...
Madasha Hoggaanka Qaranka Soomaaliyeed WAR-MURTIYEED: Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 29-ka May ilaa 02-da June 2016. ...
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, ayaa maanta si ...
-- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, ayaa ka ...
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turiga ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray dhisamaha cusub ee Safaaradda Turkiga uu ka furanayo Soomaaliya. ...
War qoraal ah oo ay soo saartay ergeyada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Axmed Cali Jaamac, uu ka ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa dhamaantiis looga hadlay booqashada madaxweynaha Turkiga uu maanta ...
Diyaarad sidday wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayyib Erdogan ayaa goor dhaweyd soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan ...
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka dib u heshiisiinta iyo Dastuurka C/qaadir Nuur Carraale oo la hadlay Radio Muqdisho isagoo ku sugan ...
Wafdi uu horkacayo madaxweynaha Turkiga Rajab Dayyib Erdogan ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo gaaro magaalada Muqdisho, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho