Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaali ka qeybgalaya shirka caalamiga ah ee hal abuurka ganacsiga

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Soomaali ka qeybgalaya shirka caalamiga ah ee hal abuurka ganacsiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War qoraal ah oo ay soo saartay ergeyada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in  Axmed Cali Jaamac, uu ka qeybgali doono shirka caalamiga ah ee halbuurka ganacsiga  kaas oo dhici doono inta u dhaxeysa 22-24 bishan Juun waxaana lagu qaban doonaa magaalada Palo Alto, ee gobolka California ee dalka Mareykanka.

Shirka ayaa waxaa ka qeybgali doona in ka badan 700 oo hal abuuriyaal ganacsi  oo kala socda dhamaan daafaha aduunka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026

Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa furi doono shirkan, waxaana mas’uuliyiinta ka qyebglaysa kamid ah xoghayaha ganacsiga dalka Mareykanka Penny Pritzker, maamulaha hey’adda USAID ninka lagu magacaabo Gayle Smith,  safiirka arimaha haweenka aduunka, Catherine Russell,  iyo mas’uuliyiin kale.

Shirka oo ah tii todobaad, waxaana wadamada martigeliyay kamid ah  Mareykanka, Turkiga, Imaaraadka Carabta, Malaysia , Morooko iyo Kenya.

Madaxweyne  Obama ayaa lagu wadaa in shirka ka sheego sida ay ugu go’an tahay dhisida buudooyin ku caawiya wax ka qabadashada caqabadaha caalamka heysa sida wadajir ah.

Previous Post

Barnaamijka Kulanka oo looga hadlay booqashada Erdugan uu ku joogo Muqdisho+Dhageyso

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhiggiisa Turkiga oo si wadajir ah xarigga uga jaray safaaradda cusub ee Turkiga+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhiggiisa Turkiga oo si wadajir ah xarigga uga jaray safaaradda cusub ee Turkiga+Sawirro

Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhiggiisa Turkiga oo si wadajir ah xarigga uga jaray safaaradda cusub ee Turkiga+Sawirro

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Mas’uuliyiin Cusub

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Mas’uuliyiin Cusub

September 10, 2026
0

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyay Agaasimaha Guud iyo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In