Wasiirrada Boostada ee Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlaya iskaashi dhinaca horumarinta Isgaarsiinta ah
Wasiirka wasaaradda Boostada Mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) oo uu waheliyo agaasimaha guud ee wasaaradda Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa ...
















