Labo Qof ayaa ku Geeriyootay Bam Lagu Tuuray Goob uu Dab Ka Kacay Magaalada Muqdisho
Laba qof oo dad rayad ah ayaa ku geeriyootay Bam-gacmeed Galabta lagu tuuray Goobo ganacsi oo uu dab qabsaday Xaafadda ...
Laba qof oo dad rayad ah ayaa ku geeriyootay Bam-gacmeed Galabta lagu tuuray Goobo ganacsi oo uu dab qabsaday Xaafadda ...
Dowladda Mareykanka waxaa ay si kulul u cambaareyneysaa weerarkii mico darada ahaa oo xalay lagu qaaday maqaayadda Banaadir Beach ee ...
Shir u dhaxeeya Wadamada Qaaradda Afrika iyo Jaban ayaa Maanta si rasmi ah uga furmaya Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. ...
Qarax weyn oo gaari loo adeegsaday ayaa ka dhacay meel banaanka ah saldhiga booliis oo ku yaala magaalada koofur bari ...
Xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo baarlamanka Galmudug oo ka qeyb galay Kulan dib u heshiisiin Beeleed ah oo ka Furmay ...
Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay howlgal ayaa caawa ka fuliyeen Maqaayadda Banaadir Beach, halkaas oo weerar isugu jira Qaraxyo ...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxmed Jaamac oo uu ...
Taliyaha Nabadsugidda Gobalka Banaadir Cabdi Fareey ayaa sheegay in Nolasha ay ku qabteen mid kamid ah Maleeshiyaadkii weeraray Maqaayadda Banaadir ...
Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha baarlamanka fadaraalka Soomaaliyeed mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa markii uu ka dagay garoonka diyaaradaha C/laahi ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho