Shaqaale Turki iyo Soomaali isugu jira oo lagu dilay galabta degmada Hodan
Lix qof ayaa geeriyootay oo labo ka mid ah ay ahaayeen Turki halka Afarta kale ay ahaayeen Soomaali la shaqeyneysay halka Lix ...
Lix qof ayaa geeriyootay oo labo ka mid ah ay ahaayeen Turki halka Afarta kale ay ahaayeen Soomaali la shaqeyneysay halka Lix ...
Xafladan oo ay ku qalinjabinayeen 86-dhaqaatiir oo ka qalin jabiyay kuliyadda caafimaadka ee Jaamacadda Soomaaliya gaar ahaan Waxbarashada heerka koowaad ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug C.kariim Xuseen Guuleed oo ay wehliyaan Masuuliyiin ka tirsan Maamulkiisa ayaa maalin kahor booqasho ku tegay ...
Shirkan oo ka soconayay degmada Afgooye muddo labo maalin ah ayaa maanta la soo gaba gabeeyay, waxaana goob joog ka ...
Mas’uuliyiinta Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee xukuumada Soomaaliya oo muujinaya kaalinta ay ka qaadan karaan waxka qabashada abaaraha iyo dhibaatooyinka ...
Duubab dhaqameedyo iyo mas’uuliyiin kale oo ka soo kala jeeda Gobollada Hiiran iyo Shabeelaha dhexe ayaa shalay si diiran loogu ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocoow oo la hadlay Radio ...
Muqdisho, 29 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyay dadaalka waddamada caalamka ee saaxiibka ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho