Madaxweynaha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arrimaha dibadda ee Mauritania+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ...
















