Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjiraha Soomaaliya ee Kenya oo booqday xeryaha Dhadhaab-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Danjiraha Soomaaliya ee Kenya oo booqday xeryaha Dhadhaab-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa manta booqday xerada Dhagaxleey oo ka mid ah xeryaha qaxootiga Dhadhaab, ayagoo la kulmay masโ€™uuliyiin tahayโ€™adda UNHCR iyo hoggaamiyeyaasha qaxootiga Soomaalida ah ee xeryaha.

Danjire Jamaal, ayaa qaxootiga warbixinkasiiyay qaabka ay Soomaaliya, Kenya iyo UNHCR qorsheeyeen in dalka dib loogu celiyo qaxootiga Soomaaliyeed ee goโ€™aansada in ay laabtaan, ayadoo aysan jiri doonin dad qasab lagu celin doono.

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

โ€œWaxaan ku heshiinnay waa in dadkan la qasbin, oo ay ku laabtaan rabitaankooda, labada dowladood iyo UNHCR taas ayay isku ogyihiinโ€ ayuu yiri Danjire Jamaal.

Dhinaca kale dadka ku nool xeryaha ayuu u sheegay in ay ka fekeraan sidii ay uga bixi lahaayeen nolosha qaxootinimada oo ay dalkooda ugu laaban lahaayeen si ay uga qeybqaataan horumarintiisa.

โ€œArrinta muhiimka ah waa in la ilaaliyo sharaftiina oo aan la idin qasbin, hase yeeshee waa in aad ka fekertaan noloshiina oo aad ka baxdaan qaxootinimadaโ€.

ย Wakiillada qaxootiga ayaa ka hadlay walaaca ay ku beertay warka ay warbaahintu sheegeyso ee ah in la xiri doono xeryaha, dadkana lagu daabuli doono dalkooda.

โ€œMarka ay dowladda Soomaaliya iyo UNHCR noo sheegaan in qasab uu san jirin, haddana idaacadaha ayaan ka maqalnaa bil hebel waa la xirayaa xerada Dhadhaab, annagu waan laabanaynaa laakin ma aha in nala qaqabtoโ€ ayay tiri haweeneey ka mid ah horjoogayaasha xerada Dhadhaab.

Dhinaca kale, danjiraha iyo qunsulka oo ay wehliyaan masโ€™uuliyiinta UNHR ayaa in ka badan kun qof u qeybiyay timir loogu talogalay in ay ku afuraan inta lagu gudajiro Ramadaanka.

Dadka ku nool Xerada Dhagaxleey ayaa aad u soo dhaweeyay safiirka iyo wafdigiisa, oo markii labaad inta lagu jiro bisha Ramadan soo booqday xeryaha qaxootiga ee Dhabaab.

13508893_10201928542092766_4194839294443477549_n 13528995_10201928542052765_6359334451012268001_n

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Previous Post

Madaxweynaha oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka Belgium

Next Post

Madaxweynaha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arrimaha dibadda ee Mauritania+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arrimaha dibadda ee Mauritania+Sawirro

Madaxweynaha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arrimaha dibadda ee Mauritania+Sawirro

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In