Hay’adda Ifraax Foundation oo Muqdisho ku qabatay dood ku saabsan dhibaatada gudniinka Fircowniga+Sawirro
Aqoon isweedaarsi ku saabsan joojinta gudniinka fircooniga ah oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Ifraax Foundation oo kaashanaysa wasaaradda haweenka ...
















