Dhallinyaro deeq raashin ah gaarsiisay dad ka barakacay dagaal beeleedyo ka dhacay Gobolka Sool+Sawirro
Ururada dhalinyarada kala duwan ee ka jira degmada Buuhoodle ayaa maanta deeq raashina ah gaarsiiyay dad dhawaan ka barakacay dagaal ...
Ururada dhalinyarada kala duwan ee ka jira degmada Buuhoodle ayaa maanta deeq raashina ah gaarsiiyay dad dhawaan ka barakacay dagaal ...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed oo howlo shaqo ugu maqnaa dalalka Kenya iyo Uganda, isla markaana ...
Xabsiga Weyn ee Magaaladda Baydhabo oo hadda ay ku jiraan Maxaabiis fara badan oo ku Xukuman Dambiyo kala duwan, qaarkoodna ...
Ciidamada badda Talyaaniga ayaa 4,500 qof oo muhaajiriin ah ka soo badbaadiyay xeebaha badda dhexe (Mediterranean sea). Qaxootigan oo ka ...
Natiijada aftidii laga qaaday shacabka Britain ayaa muujineysa in dalka Britain uu ka baxay Midowga Yurub sidaana ay ku guuleeysteen ...
Dhalinyaro gaareysa ilaa 115 ayaa maanta la gudoonsiiyay shahaadooyin kadib markii ay soo dhameeysteen tababar la xariira barashada xirfado kala duwan ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aaden Ibraahim Farkeeti ayaa ku guulaystay dib u dhisidii Wasaaradii hore ee Maaliyadda oo ku ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, ...
Waxaa la sugayaa caawa natiijada Codaynta aftidi taariikhiga aheyd ee maanta ka dhacday dalka Britain, taasoo loo qaadayo in UK ...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay gacan ku dhiiglihii dilay taliyihii ciidanka nabadsugidda ee gobolka Sh/dhexe. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho