Shirkii ka socday magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga ayaa goor dhow la soo gaba gabeeyay islamarkaana looga hadlayay arrimaha Soomaaliya, ...
Diyaarad nooceedu uu yahay BAE 146 oo qaada boqol iyo labaatan qof oo ay leedahay shirkada diyaaradaha ee Daalo, iyo ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa khudbad ka jeediyey shirka madaxda Baarlamaannada dowladaha carabta uga furmay ...
Hooyo Aamino Cali Nuur oo ka soo jeeda qoys sabool ah ayaa ku umushay 3 gabdhood oo mataano ah oo ...
Maxkamada Sarre ee Dalku waxay u baahantahay ardayda dhawaan ka qalin jebisay kuliyadaha sharciga inay siiso fursad kuwooda raba inay ...
Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay lacagaha sida qaldan looga qaadayo shacabka, iyadoo loo sheegayo ...
Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ula wareegay deegaannada la isku yiraa Shanta tuulo oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho