Madaxweynaha oo soo gaabiyey booqasho uu ku joogay Djibouti, dibna u dhigay socdaal uu ku tegi lahaa Sweden
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaabiyey socdaal uu ku joogay dalka Jamhuuriyadda Djibouti, dibna ugu ...
















