Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Col. Tree disho “Siddeed maleeshiyaad ah ayaan ku dilnay Mesegawaay”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Col. Tree disho “Siddeed maleeshiyaad ah ayaan ku dilnay Mesegawaay”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidamada Xoogga ee Bariga Galguduud Col Axmed Tareedisho. ayaa sheegay in ciidamo ka tiesan meleteriga oo qaba tababar gaar ah ay hawlgal qorshaysan ka fuliyeen deegaanka massagawaay ee Gobalka Galgaduud.

Col. Tree disho ayaa sheegay in howlgalka lagu dilay 7 ka mid ahaa maleeshiyaadka Shabaab, sideed kalana lagu dhaawacay, wuxuuna intaasi ku daray in ciidamadu ay halkaasi ka soo furteen hub iyo saanad ciidan oo ay lahaayeen maleeshiyaadka la dilay..

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Saldhig ay al-shabaab lahaayeen oo ku yaalla Deegaanka Masago-waay ayaan weerarnay, Saldhigga waan burburinay, waxaan halkaas ku dilnay 7 ka tirsan kooxda alshabaab 8 kalana waan ka dhaawacnay hubkoodiina waan soo furanay” ayuu yiri Col Tareedisho.

Taliyaha ayaa intaa ku daray in uu halkaas si dirqi ah uga baxsaday Horjoogihii maleeshiyadaas oo lagu naaneyso Adkaar, kaas oo mas’uul ka ahaa dilalka Dad shacab ah oo dhawan ay laayeen maleeshiyaadka Shabaab.

Howlgalkan ayaa qeyb ka ah qorshayaasha la doonayo in maleeshiyaadka Shabaab looga xoreeyo dhamaan deegaannada dhaca bariga Galgaduud.

Previous Post

Madaxda Kenya iyo Ethiopia oo ka wada hadlaya la dagaallanka Al-shabaab

Next Post

Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlaya xoojinta la dagaallanka Argagixisada 

Next Post
Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlaya xoojinta la dagaallanka Argagixisada 

Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlaya xoojinta la dagaallanka Argagixisada 

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In